Presentation kaan waxaad ku baran doonaa fahanka guud ee maadada Search Engine Optimization (SEO) oo ah habka ganacsatada looga caawiyo in badeecadooda laga soo helo internet ka iyaga oo aan bixin wax qarash ah oo dhinaca xayasiinada ah.
Adiga ayeey kugu xirantahay
Sidaad u qorsheeysato
Haddii aad u baahantahay waa inaad noosheegtaa marka hore
Kadib ayaan kuu sheegi doonaa nooca shahaadada
Requirements
- Inaad horay u soo qaadatay Presentation kii SEO ga ee Bilaashka ahaa
Features
- Fundamentals of SEO
- Off-Page Optimization
- Technical SEO
- Keyword Research
Target audiences
- Ardayda
- Dadka dhisa Website yada
- Qofka raba inuu Online ku shaqeysto
Leave a Reply